HomeWararka

Wararka

00:03:51

Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo

Luuq (KAAB TV) - Dagaal beeleed khasaare dhimasho iyo dhaawacba sababay ayaa ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo. Sidoo kale...
00:03:20

Ciidanka Puntland oo qabsaday 70% godadkii Daacish

GAROWE (Kaab TV) – Ciidamada Puntland ayaa qabsaday 70% dhulkii horey u haystay ISIS ee ku yaallay buuraleyda gobolka Bari, sida a...
00:03:51

Dagaal Ka Qarxay Luuq

BELED-XAAWO (Kaab TV) – Dagaal culus ayaa saaka ka qarxay magaalada Luuq ee gobolka Gedo, iyadoo gobolka uu sii galayo xaalad amni...

Puntland oo Ka Hor Timid Hadalkii Donald Trump ee Falastiiniyiinta

GAROWE (Kaab TV) – Dowladda Puntland ayaa si cad u diiday hadallo uu dhawaan jeediyay Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trum...
00:03:30

Howlgal culus oo Danab iyo Daraawiishta Jubbaland ay Iska kaashadeen oo ka dhacay Jubbada ...

Jubbada hoose (KAAB TV) - Ciidanka kumaandooska Danab iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland oo is kaashanaaya ayaa howlgalo qorsheysan k...
00:03:20

Ciidamada Difaaca Puntland oo saaka jiha kasta dagaal toos ah kaga qaaday kooxda Daacish

Garoowe (KAAB TV) - Ciidanka howlgalka ciribtirka kooxaha Daacish ayaa maata jihooyin cusub ka weeraray kooxda Daacish ee ku sugan...
00:03:59

Maamulka iyo shacabka magaalada Laascaanood oo taageero iyo garab istaag umuujiyay Ciidank...

Laascaanood (KAAB TV) - Shacabka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa taageero umuujiyay ciidanka Puntland ee dagaal...
00:03:15

Beeralayda Baydhabo iyo xaaladda wax soo saarka dalagyada

BAYDHABO (Baraarug) - Baydhabo oo ah magaalo ku tiirsan Beeraha, waxay hadda la daalaa-dhacaysaa caqabado culus oo saameyn xooggan...

Dagaal beeleed ka dhacay degmada Luuq ee Gobolka Gedo

Gedo (KAAB TV) - Dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Dowlad-Goboleedka Jubbala...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News