HomeWararka

Wararka

Puntland oo sheegtay in la bartilmaameedsan karin xaasaska iyo carruuraha kooxda Daacish

GARAWE (KAAB TV) –Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ee maamulka Puntland, Maxamed Cabdi Wahaab, ayaa qoraal uu bartiisa Fac...

Howlgalo khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe

JOWHAR (KAAB TV) -Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howgal qorsheysan oo saacadahii lasoo dhaafay ciidamada xoogga dalka Soomaal...
00:03:39

Mareykanka iyo Israel oo wado qorsho lagu aqoonsnaya Soomaaliland si dadka reer Gaza looga...

Washington (KAAB TV) - Warbixin ay daabacday wakaaladda wararka ee AP ayaa sheegeysa in Mareykanka iyo Israa’iil ay la xiriireen d...
00:02:54

Weerar qaraxyo ku bilowday oo saaka AS ay ku qaaday Awdheegle.

Awdheegle  (KAAB TV) –Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xoogan oo qaraxyo ku billowday oo ay saaka ...

Dayax modaadbka oo sanado kadib lagu arkay dalal ay kujiraan Algeria, Mauratania, Morocco

Africa (KAAB TV) - Qaar kamid ah dalalka Afrika kuyaalla ayaa sanado kadib laga arkay dayax-madoobaad, waxaana dadka kunool dala...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo sheegay in Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka uu lumiya...

Muqdisho (KAAB TV) -Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Ma...

Iska horimaad u dhaxeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada dowlada oo dhacay deegaanka Xaawo Cabd...

Muqdisho (KAAB TV) -Ammaanka deegaanka Xaawo Cabdi ee ku dhow caasimadda Soomaaliya ayaa si xawli ah u xumaaday, kaddib weerar ay ...

Soomaaliya oo diiday soo jeedin kasta oo ku saabsan in Falastiin dib u dejin loogu sameeyo...

Muqdisho (KAAB TV) -Soomaaliya ayaa si adag u diiday soo jeedin kasta oo ku lug leh dib u dajinta Falastiiniyiinta dhulkeeda, iyad...

Wiil reer Berbera ah oo jacayl dartii dab isku qabadsiiyay

Berbera  (KAAB TV) - Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khila...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News