HomeWararka

Wararka

Sirdoonka Soomaaliya Oo Xaqiijiyay Dhimashada Hogaamiye Sare Oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho (KAAB TV) -Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Somaliya (NISA), ayaa xaqiijisay in in ka badan 20 ka tirsan ma...

Howlgalka cusub ee AUSSOM oo noqonaya wejigii saddexaad ee howlgalka ciidamada Afrikaanta ...

Muqdisho (KAAB TV) - Howlgalka cusub ee AUSSOM ayaa noqonaya wejigii saddexaad ee howlgalka ciidamada Afrikaanta ee Soomaaliya ka ...

Maxkamada ciidamada Jubbaland oo xukun ku riday labo askari oo Al-Shabaab oo hub ka iibiya...

KISMAAYO (KAAB TV) -  Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa shan sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay labo nin oo hor...

Wasiir Roobow “Gabar walaalkey uu qabo oo ilmo nuujinaysa ayey Afduubteen AS”

Muqdisho (KAAB TV) - Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta DF Soomaaliya Muqtaar Roobo oo ay wehliyaan qaar kamid ah culimada So...
00:07:36

Maalinta Haweenka 2025: Kor u qaadista codadka haweenka Soomaliya

MOGADISHU (Baraarug) – Ma fududa in aad noqoto suxufi iyo isla markaana aad tahay haweenay Soomaaliyeed. Soomaaliya waa dal ku ji...

Xisbiga Talada haaya ee Dalka Kenya iyo kan Mucaaradka ee Odinga oo kala saxiixday heshiis...

Nairobi (KAAB TV) - Xisbiga madaxweyne Ruto iyo kan mucaaradka ee Raila Odinga ayaa jimcihii kala saxiida heshiis dhinacyo badan o...

Ku dhowaad 1,000 qofood ayaa lagu gudaha Suuriya tiro intaas kabadana waalagu dhaawacay da...

Latakia (KAAB TV) - Kooxaha xuquuqda aadanaha ee kor kala socda xaaladda Suuriya ayaa Sabtidi sheegay, in ugu yaraan 1,000 qof lag...

Ciidanka difaaca Puntland oo sameeyay howlgalo culus saacadii lasoo dhaafay

Calmiskaad (KAAB TV) - Taliska howgalka Ciidamada Puntland ayaa war kasoo saaray hawlgalladii u danbeeyay ee buuraha Calmiskaad ay...

Shir ku saabsan amniga Muqdisho oo ka dhacay xarun G/Banaadir

Muqdisho (KAAB TV) –Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News