HomeWararka

Wararka

Dagaal culus oo u dhexeeyo ciidanka Xoogga iyo Alshabaab oo ka sacdo deegaanka Biyo-Cadde...

Biyo-Cadde (KAAB TV) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo ka socdo deegaanka Biyo-Cadde oo qaybo kamid ah ...

Xildhibaannada laga soo doorto Jubbaland oo mooshin culus geeyay Baarlamaanka

Muqdisho (KAAB TV) - Xildhibaannada laga soo doorto magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Jubbaland ayaa maanta golaha...

Cali Balcad oo ka hadlay sababta Reysal Wasaare hore Rooble loogu diiday Baasboorka

Muqdisho (KAAB TV) - Wasiir dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa wax kama jiraan ku tilmaam...

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Xamse cabdi Barre ku tilmaamay nin shaqaale ah

Kismaayo (KAAB TV) - Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo wareysi bixiyay ayaa ku eedeeyay dowladda Madaxweyne X...

Zelensky oo diiday in uu raali galin siiyo Trump kaddib kulankii Aqalka Cad ee fashilka ku...

New York (KAAB TV) - Madaxweynaha dalka Ukraine Zelensky, ayaa wareysi uu siiyay Fox News, kaddib kulankii Aqalka Cad, ayaa waxa u...

Dagaalamayaal katirsan Alshabaab oo lagu arkay deegaano kamid ah magaalada Jowhar

Jowhar (KAAB TV) - Faahfaahino kala duwan oo ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle, ayaa sheegaya in xub...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo ku aaddan bisha Ramadaan u diray shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho (KAAB TV) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aaddan curra...

Sacuudiga oo ku dhowaaqay maalinta 1-aad ee bisha Ramadan

Sacuudi Carabiya ayaa ku dhowaaqday in berri oo Sabti ah, 1-da March ay tahay maalinka koowaad ee bisha Ramadan, kadib markii la x...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo dib ula wareegay Bacaadweyne

MUDUG  (KAAB TV) -Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay ku jiraan kuwa Daraawiish...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News