HomeWararka

Wararka

Madaxweyne Ciro oo kormeer guud ku sameeyay taliska guud ee ciidanka Soomaaliland

Hargeysa (KAAB TV) - Madaxweynaha Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro ayaa ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey talis...

Axmed Madoobe oo ka degay magaalada Nairobi iyo wararkii ugu dambeeyay

Nairobi (KAAB TV) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasima...

Ciidanka Howlgalka ciribtirka argagixisada Puntland oo soo riday diyaarado kale oo Drones ...

Calimiskaad (KAAB TV) - Ciidamada difaaca maamulka Puntland, ayaa qeybo kamid ah buuraha gobolka Bari kawada howlgallo ka dhan ah ...

Wasiirka Cadaalada Soomaaliya oo sheegay in aysan jirin cid ama ciidan is hortaagi kara Do...

Muqdisho (KAAB TV) -Wasiirka Garsoorka iyo Dastuurka Somaliya, Xasan Macalin, ayaa kooxaha mucaaradka ku ah ku eedeeyay inay caqab...

Guddiga IMF oo ansixiyay dib u eegista labaad ee barnaamijka $3.4 bilyan ee Itoobiya.

ADDIS Ababa(KAAB TV) -Guddiga fulinta ee Sanduuqa Lacagta Adduunka ee IMF ayaa Jimcihii ansixiyay dib u eegista labaad ee barnaami...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo u jawaabay Sheekh SHARIIF.

Muqdisho (KAAB TV) -Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag ugu...

Wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Turkiga oo Muqdisho kusoo wajahan.

Muqdisho (KAAB TV) -Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dhaqdhaqaaq lagu soo dhaweynayo wafdiga sare Dowladda Turkiga ka socda kaas ...

Xubno si aad ugu ololeeya aqoonsiga Somaliland oo xilal ka helay maamulka Trump

Washington (KAAB TV) -Tibor Nagy, oo hore u ahaa Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsanaa Afrika, isla mar...

Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Oo Dhaliilay Heshiiska Cusub Ee Itoobiya Iyo ...

Muqdisho (KAAB TV) -Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa si bareer ah u dhaliilay heshiiskii dhawaan magaalada Addis Ababa ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News