HomeWararka

Wararka

Baaqa Ankara oo khabiir ku tilmaamay mid wax ka beddelaya Afrika.

Muqdisho (KAAB TV) - Bayaanka Ankara ee u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya oo uu dhexdhexaadin ka yahay Turkiga, ayaa Will Brown, ...

Kooxo burcad ah oo xalay dil ka geystay degmada Deynille iyo faahfaahino kasoo baxaya

Muqdisho (KAAB TV) - Burcad hubeysan ayaa xalay nin dhallinyaro shacab ahaa waxa ay ku dileen xaafada Miriqmiriq ee katirsan degma...

Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Ceerigaabo.

CEERIGAABO (KAAB TV) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal haatan ka socda magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ka...

Jubaland oo soo bandhigtay ruux la sheegay inuu bam gacmeed ku weeraray isbitaalka Kismaay...

Kismaayo (KAAB TV) - Sirdoonka Jubaland ayaa kusoo bandhigay magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee Jubaland shaqsi ay ku eedeeyeen ...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo dib u eegis ku sameynaya cutubyada ka haray dastuurka KMG ...

Muqdisho (KAAB TV) - Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo xalay shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada...
00:59:54

Dood: Caqabadaha caddaaladda Puntland iyo xuquuqul insaanka

GAROWE (Kaab TV) - Doodan waxaa qabtay Somali Journalists Syndicate (SJS). Waxayna doodan ka dhacday magaalada Garowe, 10 Decemb...

Madaxweyne Cirro oo magacaabay 28 wasaaradood iyo beelaha yar yar oo xilal muhiim ah heley...

HARGEYSA (Kaab TV) - Madaxweynaha cusub ee Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro ayaa maanta magaacabay golihiisa wasiirada k...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News