HomeWararka

Wararka

Ciidanka ladagaalanka argagixisada Puntland oo howlgalo ka fuliyay buurta Calmiskaad

Calmiskaad (KAAB TV) - Ciidamada difaaca maamulka Puntland ayaa, howgallo ay doonayaan in ay kusoo afjaraan kooxda Daacish kawada ...

Nin ku caanbaxay Islaam naceybka oo xukun lagu riday

Sri lanka (KAAB TV) - Wadaad xagjir ah oo u dhashay dalka Sri Lanka aadna ay isugu dhawaayeen madaxweynihii xukunka laga tuuray ...
00:18:17

“Maqbaleyno mana yeeleyno in dadkeena guryahoodii laga soo barakiciyo”

Laascaanood (KAAB TV) - Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) oo khudbad ka jeediyay munaasabad...

Dowladda Soomaaliya oo Suudan ka taageereysa maalgelinta ciidan loo tababaraayo Suudan

Qaahira (KAAB TV) - Soomaaliya ayaa kaalin muuqata ka ciyaaraysa dib u dhiska ciidanka Milatariga Suudaan ee dagaalka kula jira ko...

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo ku dhawaaqay in awood ciidan ku qabsan doonaan Ceerigaabo

Laascaanood (KAAB TV) - Maamulka SSC-khaatumo oo ku dhawaaqay in ay awood ciidan ku qabsan doonaan degmada Ceerigaabo. Sidoo ka...

Khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay dalka Mareykanka & wararkii ugu dambeeyay

California (KAAB TV) - Kooxaha dab-damiska ayaa si dar dar leh Axaddii shalay ilaa xalay u sii waday la daminta dab xoog leh oo mu...

Safiirka Soomaaliya ee Addis Ababa wixii hadda ka danbeeya waxa uu xoogga saarayaa arrimah...

Muqdisho (KAAB TV) -  Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Cumar Ba...

Soomaaliya oo $30,000 oo abaal-marin ah ku bixinaysa xogaha la xiriira Khabiirka Qaraxyada...

Muqdisho (KAAB TV) -  Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa waxay ku dhawaaqday in la siin doono 30,000 oo D...

Wakiilka Midowga Afrika oo Soo Dhaweeyay War Murtiyeedka Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo It...

Muqdisho (KAAB TV) -    Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (SRCC) u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa taageer...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News