HomeWararka

Wararka

00:09:32

WARKA HABEEN EE KAAB TV 04/01/2025

WARKA HABEEN EE KAAB TV 04/01/2025.

Guddoomiyihii hore Hiiraan oo loo diiday in uu u dhoofo Beledweyne

Muqdisho (KAAB TV) - Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax, ayaa saakay ciidamada ammaanka gaar ahaan kuwa...
00:03:23

Dowladda Soomaaliya oo markale ciidamo geysay Gedo

Gedo (KAAB TV) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markale ciidamo kusii daabuleysa magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo.

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay deegaano hoostaga Xudur

Xudur (KAAB TV) - Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo ku sugnaa degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, ayaa sameeyay howlg...

Xildhibaan u ololeeya aqoonsiga Soomaaliland oo kulan laqaatay madaxweyne Cirro

Hargeysa (KAAB TV) - Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan baarlamaanka dalka UK, ayaa sheegay in uu sii xoojinayo ka shaqeynta...

Dowladda Masar oo ka gadooday hadal kasoo yeeray hoggaamiyaha cusub ee Suuriya

Qaahira (KAAB TV) - Dawladda Masar ayaa lagu soo waramayaa inay dalkeeda ka mamnuucday muwaadiniinta Suuriya, sababo la xiriir...

Trump oo maxkamad lasoo taagayo 10ka bishaan

New York (Kaab TV) -Garsoore ayaa amray in Donald Trump lagu xukumo 10-ka Janaayo kiiska bixinta lacagta xog qarinta ee New York w...

Sanaag: Xiisad colaadeed oo curatay kadib bayaankii Warsangeli

CEEL BUH (Kaab TV) - Xiisadda colaadeed ee ka jirta magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa sare u kacday ka dib markii hadall...

AU oo ballan qaadaysa xasilinta Soomaaliya sanadka 2025

MUQDISHO (Kaab TV) -Howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in ay ka go’an tah...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News