HomeWararka

Wararka

Dowladda Soomaaliya oo si adag uga hortimid in shacabka reer Gaza loosoo raro Somalia

Muqdisho (KAAB TV) - Dowladda Soomaaliya si adag uga hortimid hadalkii Ra’iisul wasaaraha Israel ee ahaa in shacabka Falastiin loo...

Maxkamadda ciidamada Congo oo maxkamadeyneyso 75 askari oo furinta kasoo carartay

Congo (KAAB TV) - Xafiiska dacwad oogayaasha maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Congo ayaa Axaddii shalay sheegay, in maanta oo I...
00:03:51

Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo

Luuq (KAAB TV) - Dagaal beeleed khasaare dhimasho iyo dhaawacba sababay ayaa ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo. Sidoo kale...
00:03:20

Ciidanka Puntland oo qabsaday 70% godadkii Daacish

GAROWE (Kaab TV) – Ciidamada Puntland ayaa qabsaday 70% dhulkii horey u haystay ISIS ee ku yaallay buuraleyda gobolka Bari, sida a...
00:03:51

Dagaal Ka Qarxay Luuq

BELED-XAAWO (Kaab TV) – Dagaal culus ayaa saaka ka qarxay magaalada Luuq ee gobolka Gedo, iyadoo gobolka uu sii galayo xaalad amni...

Puntland oo Ka Hor Timid Hadalkii Donald Trump ee Falastiiniyiinta

GAROWE (Kaab TV) – Dowladda Puntland ayaa si cad u diiday hadallo uu dhawaan jeediyay Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trum...
00:03:30

Howlgal culus oo Danab iyo Daraawiishta Jubbaland ay Iska kaashadeen oo ka dhacay Jubbada ...

Jubbada hoose (KAAB TV) - Ciidanka kumaandooska Danab iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland oo is kaashanaaya ayaa howlgalo qorsheysan k...
00:03:20

Ciidamada Difaaca Puntland oo saaka jiha kasta dagaal toos ah kaga qaaday kooxda Daacish

Garoowe (KAAB TV) - Ciidanka howlgalka ciribtirka kooxaha Daacish ayaa maata jihooyin cusub ka weeraray kooxda Daacish ee ku sugan...
00:03:59

Maamulka iyo shacabka magaalada Laascaanood oo taageero iyo garab istaag umuujiyay Ciidank...

Laascaanood (KAAB TV) - Shacabka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa taageero umuujiyay ciidanka Puntland ee dagaal...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News