HomeWararka

Wararka

xiisad colaadeed oo ka taagan xadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

JOWHAR (KAAB TV) -Xiisada colaadeed ayaa ka taagan xadka ay wadaagaan gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe ee dalka Soomaaliya, iyadoo ma...

Lataliye sare oo ka tirsaneyd Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse oo is casishay sababo...

Muqdisho (KAAB TV) - Iscasilaada la taliye sare oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa banaanka soo dhigtay khil...

Dowladda Soomaaliya oo Soomaalidii ugu horeysay kasoo celineysa Germany

Muqdisho (KAAB TV) - Dawladda Soomaaliya ayaa u dirtay dalka Jarmalka wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jins...

Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay nin ku labisnaa dharka Dumarka.

Muqdisho (KAAB TV) - Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa Saldhigga Xamar jajab ayaa soo xiray wiil dhalinyaro ah ...

Masar oo diyaarisay Ciidamadii uga mid noqon lahaa Howlgalka Cusub ee Soomaaliya AUSSOM.

Muqdisho (KAAB TV) - Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka ciidamada, wasiirka Gaashaandhigga Masar waxa uu w...

Xiisadda udhexeyso DF & Jubbaland oo gaartay qaar kamid ah dalalka Dariska ah

Muqdisho (KAAB TV) - Xiisadda siyaasadeed ee u dhexeyso dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland ayaa maraya meshii ugu dambeysa...

Ra’isul Wasaaraha soomaaliya oo aaday dalka Kenya iyo xog ku aadan ujeedka safarkiisa.

Muqdisho (KAAB TV) - Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi la socda ayaa goordhaw u ambo ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News