SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka digay in dastuurka Soomaaliya wax laga bedelo ay kee...

Garowe (KAAB TV)- Madaxweyne ku xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa ka digay in wax ka bedelka dastuurka Soomaaliya uu ...

Badmaaxayaasha MV Abdullah oo caafimaad qaba.

MUQDISHO (KAAB TV)-   Badmaaxiinta MV Abdullah aad bay u fiican yihiin, waxayna si joogto ah ula xiriiraan qoysaskooda iyagoo adee...

Ganacsade Soomaali ah oo lagu toogtay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Nairobi(KAAB TV)-  Ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa goor dhow gacanta ku dhigay saddex ruux oo lala xiriirinayo inay ka dambeey...

Soomaaliya oo diiday heshiiska badda ee ay Kenya soo bandhigtay iyadoo uu jiro heshiiskii ...

MUQDISHO (KAAB TV)-  Cali Cumar, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federalka Som...

Kenya oo ka mid tahay dalalka ka faa’iidaysan doona dadaallada cusub ee lagu joojina...

Kenya (KAAB TV)-  Kenya ayaa la filayaa in ay ka faa’ideysato barnaamij caalami ah oo lagu arki doono malaayiin qalab lagu baaro c...

Qunsuliyadaha Itoobiya ee Garoowe iyo Hargeysa oo weli furan.

MUQDISHO (KAAB TV)- Dowladda Itoobiya ayaan u hoggaansamin amarkii dowladda Soomaaliya ee ahaa in la xiro labada qunsuliyadeed ee ...

Xoghayaha Wasaaradda arrimaha dibadda Kenya oo soo bandhigay in Itoobiya lasiiyo Dekad &am...

Nairobi (KAAB TV) - Xoghayaha Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Kenya korir singwe  ayaa Khamiistii sheegay in Kenya ay soo jee...

dhaq-dhaqaaqa shaqaalaha safaaradda Mareykanka ee Muqdisho oo la xaddiday.

MUQDISHO (KAAB TV)- Safaaradda waxay ku dhiirigelinaysaa muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan Muqdisho inay muujiyaan taxadar sare...

Qaramada Midoobay oo ka digtay in macaluul ay ku dhufan doonto waqooyiga Gaza.

GAZA (KAAB TV)- Waxaan horey u sheegnay in dadka ku nool qeybo ka mid ah waqooyiga Gaza ay bilaabeen inay soo wajahdo macluul, sid...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News