HomeWararka

Wararka

Guddida Arrimaha Dibadda ee Maraykanka oo Loo Gudbiyay Xeer La Doonayo in Lagu Aqoonsado S...

Muqdisho (KAAB TV) - Xildhibaan Perry Scott, oo ka tirsan Kongaraska Mareykanka, ayaa Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Wakiillad...

Madaxweyne Ciro oo kulankiisii ugu horeeyay layeeshay golahiisa cusub ee Wasiiradda

Hargeysa (KAAB TV) - Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii ugu horreeyay, kaas oo uu shir-guddoominayey madaxw...

Jubbaland oo maanta markale diyaarad kasoo saartay Raaskambooni ciidamo katirsan DF

Raaskambooni (KAAB TV) - Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta mar kale deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose, waxa ay...

Baaqa Ankara oo khabiir ku tilmaamay mid wax ka beddelaya Afrika.

Muqdisho (KAAB TV) - Bayaanka Ankara ee u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya oo uu dhexdhexaadin ka yahay Turkiga, ayaa Will Brown, ...

Kooxo burcad ah oo xalay dil ka geystay degmada Deynille iyo faahfaahino kasoo baxaya

Muqdisho (KAAB TV) - Burcad hubeysan ayaa xalay nin dhallinyaro shacab ahaa waxa ay ku dileen xaafada Miriqmiriq ee katirsan degma...

Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Ceerigaabo.

CEERIGAABO (KAAB TV) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal haatan ka socda magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ka...

Jubaland oo soo bandhigtay ruux la sheegay inuu bam gacmeed ku weeraray isbitaalka Kismaay...

Kismaayo (KAAB TV) - Sirdoonka Jubaland ayaa kusoo bandhigay magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee Jubaland shaqsi ay ku eedeeyeen ...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo dib u eegis ku sameynaya cutubyada ka haray dastuurka KMG ...

Muqdisho (KAAB TV) - Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo xalay shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News