SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif oo goordhow kadagi doono Garoowe

GAROOWE (KAAB TV) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhoweyd safar...

XAALADDA GUUD : Beledwayne weli ma degana .

Beledwayne (KAAB ) –Magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan waxaa ka taaga xaalada hubinti la’aan ah , taas oo ka dhalatay iska ho...

DAMACA Laftagareen & Loolanka mucaaradka KGS | WARBXIN .

Muqdisho (KAAB )- Dib u soo laabashada Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa damac galisay madaxda maamul goboleedyad...

Odawaa oo sharuud ku xiray in markale xil uu ka qabto Dowladda.

Muqdisho (KAAB )- Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in isbedel ay ku samayso saraakiisha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed si loo ...

MW Xasan Sheekh ma wuxuu qaaday jidkii kala dirka dowladnimada ?

Doha (KAAB) -Dastuur waa heshiis bulsho ay kuwada noolaato, mana jirto cid kaligeed ah oo si iskeed ah wax uga baddali karta. D...

Amniga soomaaliya iyo saameynta imaaraatka (warbixin)

Muqdisho (kaab tv)- sida aad u malaynayso xaalka waa ka qotodheer yahay. Muddo 30 sano ka badan ayay dowladda Imaaraatka ku lug la...

Waa sidee xaalada Gaza.

Gaze (KAAB TV)- Ciidamada Israa’iil iyo Hay’adda Ammaanka Israa’iil (ISA) ayaa  shaaca ka qaaday in ciidamadoodu ay ilaa hadda gac...

Isbitaal raaligelin siiyay qoysas carruur loo kala badalay xilligii dhalmada 68 sano kahor...

MANITOBA, Canada (KAAB TV) - Waxaa laga joogaa 68 sano, hase yeeshee labo nin oo odayaal ah ayaa hadda loo sheegay in mid kasta uu...

Dilka carruurta iyo haweenka waqtiga dagaalka waa dembi dagaal

MUQDISHO (KAAB TV) - Dilka rayidka, jirdilka, masaafurinta, addoonsiga oo dadka rayidka ah ee dhulalka colaadaha ka socdaan loo ge...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News