SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

MILICSI: Dilka Abdinasir Muse iyo duulimaadayadii laga celiyay Soomaaliya

Muqdisho (KAAB TV) – Xalay fiidkii Booliska Muqdisho ayaa sheegay in Cabdinaasir Muuse oo ku magacdheer Cabdinaasir Daha...

Sheekh Shariif oo si adag uga hadlay Qorshaha Villa Somalia ee Dastuurka

Muqdisho (KAAB TV) - Isagoo ka hadlayay maanta oo Talaada ah xarunta Golaha shacabka ee Barlamaanka ayaa madaxwaynihii hore ahna x...

Qoyska Cabdinasir Muuse Dahable oo dilkiisa ku eedeeyay hay’adda sirdoonka ee NISA

Muqdisho (KAAB TV) – Qoyska Cabdinaasir Muuse Dahable oo ahaa shaqaale ka tirsan maamulka hawada Soomaaliya oo shalay lagu dilay m...

Maxaa hakiyay weerarradii isdaba-joogga ahaa ee Saldhigyada Maraykanka ee Ciraaq lagu qaad...

Ciraaq (KAAB TV) - Booqasho uu Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq uu ku tagay madaxa Ciidamada Gaarka ah ee Iran ee Quds, ayaa la s...

Weriye Jamaal Osman oo maanta Garowe laga masaafuriyey.

Garoowe (KAAB ) - Wariye Jamal Osman oo ka tirsana Chanel 4 ka Ingiriiska ayaa goor dhaweyd laga masaafuriyey Garowe oo shalay lag...

Midowga Afrika oo si adag uga hadlay damaca Ethiopia ee Badda Soomaaliya.

Addis Ababa (KAAB TV) -  Ururka Midowga Afrika oo labadi maalin ee la Soo dhaafay shir madaxeedkii 37-aad ku yeeshay xaruntooda ma...

Go’aan laga soo saartay waqtiga la qaadayo Kiiska ninkii gubay Luul Cabdicasiis

Muqdisho (KAAB TV) –Maxkamadda G/Banaadir ayaa mudeysay dhageysiga Dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Da...

Gabood fallada kadhanka ah Xuquuqda aadanha ee kusoo badanaya Garoowe yaa kadambeeyo?

Garoowe (KAAB TV) - Magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland waxaa maalmihii lasoo dhaafay kadhacaayay falal xadgudub ku a...

Joe Biden oo Aqalka Cad ku casuumay William Ruto.

Maraykanka (KAAB TV) – Madaxweynaha Dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Aqalka Cad ee Dalkaas ku casuumay Madaxweynaha Kenya William R...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News