SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyey xeerka doorashooyinka oo muran dhaliyay

HARGEYSA  (KAAB TV) – Golaha Wakiillada maamulka Somaliland ayaa maanta ansixiyey xeerka doorashooyinka, kaas oo muran badan dhali...

Ciidanka nabadsugidda Puntland oo Garowe ku xiray Wariye Jamal Muxumed Cismaan

Garowe (KAAB TV) –  Ciidamada ammaanka Puntland ayaa xabsiga dhigay Wariye Jamal Muhumed Osman oo saaka kasoo dagay magaalada Garo...

Kufsi wadareed Garowe loogu geystay gabar 13 jir ah oo kasoo jeeda qoysaska barakacayaasha...

Garowe (KAAB TV) - Wararka nagasoo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, ayaa sheegaya in rag ku labis dareeska c...
00:03:31

Xasan oo mucaaradka kadiiday arrimo xasaasi ah oo dhalin kara xasarad siyaasadeed

MUQDISHO (KAAB TV) - Dowladda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda wajaheysa mucaaradkii ugu adkaa iyadoo muddo labo sano a...

Wasiir Juxa ‘’Xasan Sheekh dowlad dhiska looma dhamo ee gaariga jooji‘’

Garoowe (KAAB TV)– Dowladda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wajahaysa cadaadis uga  imaanaya dhinacyo kala duwan, waxaana ku ...
00:02:54

Dowladda Itoobiya jawaab layaab leh ka bixisay warkii kasoo yeeray Soomaaliya

MUQDISHO (KAAB TV) - Dowladda Itoobiya ayaa jawaab ka bixisay eedeyntii kasoo yeertay dowladda Soomaaliya ee ku aadanayd dhacdadii...

Haweeney ku eedeysan iney gubtay ninkeedii oo Muqdisho lagu qabtay.

MUQDISHO (KAAB TV) -  Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu soo dhigay haweeney ku eed...

Maxkamadda Caddaaladda Aduunka oo dhagaysanaysa kiis ka dhan ah Israa’iil

Gaza (KAAB TV) – Maxkamadda Caalmiga ah ee caddaaladda ayaa bilaabaysa beri oo isniin ah in ay dhagaysato kiis ka dhan ah Israa’ii...

“Ninka ugu il-dheer baa , Dadka ugu ayaan daran ‘’.

Muqdisho (KAAB ) -Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay si deg deg ah ka dib markii waji ga...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News