SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

FAAHFAAHIN: Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay duleedka Baydhabo

Baydhabo (KAAB TV) - Dagaalkan ayaa yimid ka dib markii kooxda Al- Shabaab weerar ay ku qaadeen fariisimo ciidanka maamulka koonfu...

Dilka Chris Kaba oo khilaaf ka dhex abuuray boliiska iyo dowladda UK

London (KAAB TV) - Khilaaf xooggan oo u dhaxeeya dowladda UK iyo ciidanka booliiska hubeysan ee dalkaasi ayaa meel xun gaaray waxa...

Masar oo ku dhawaaqday xilliga ay qabaneyso doorashada madaxweynaha

QAAHIRA (KAAB TV) - Dowladda Masar ayaa shaaca kaqaaday in ey qaban doonta doorasho madaxweyne taas oo socon doonta saddex maalmoo...

Doorashadii Puntland: “Geedi Caano Leh Oo Si Rasmi Ah U Dhimatey”

Garoowe (KAAB ) Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo khudbad ka jeediyey magaalada Boosaaso bilowgii sanadkan 2023 ayaa sheegay in...

MUQDISHO : Kulanka ka dhan ah Laftagareen oo ka dhacay Villa Hargaysa

Muqdisho (KAAB ) Gudoomiye Aadan Madoobe iyo guddi ka socda Xubanaha isbedel doonka Koonfur Galbeed ayaa shir uga bilowday Villa H...

Somaliland oo jawaab culus kabixisay hadalkii kasoo yeeray Yoweri Museveni

Hargeysa (KAAB TV) - Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu dhex-dhexaadiyo dowladda Fede...

Laftagareen oo kulan xasaasi ah laqaatay Safiirka Sweden ufadhiya Somalia

Nairobi (KAAB TV) - Madaxweynaha  Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar shaqo ku jooga Magaalada Narobia...

Ciidanka dowladda iyo kuwa daraawiishta Galmudug oo howlglo kasameeyay Bacaadweyn

Bacaadweyn (KAAB TV) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab iyo gaashaan ka helaya kuwa daraawiishta Galmudug iyo ciidanka de...

Xaawo oo AS-nimada loo haystay oo Gerka loo geliyay Xukun Maxkamadeed adag

Muqdisho (KAAB) Maxkamdda Darajada Koowaad ee Ciidamada Soomaaliya ayaa maanta xukun ku ridday gabadh loo haystay inay ka tirsanay...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News