HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo khadka taleefoonka kula xiriiray Abiy ayaa ugu baaqay Itoo...

ANKARA (KAAB TV) - Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed inuu qaado tal...

Siddeed qof oo ay ku jiraan labo caruur ah oo ku dhintay kadib markii ay ku soo duntay go...

Uganda (KAAB TV) -Siddeed qof oo ay ku jiraan labo caruur ah ayaa ku dhintay kadib markii buuro qashin ah ay ku soo duntay goob qa...

Puntland oo dib u qabatay maleeshiyaad ka tirsan al-Shabaab ka dib jebinta xabsiga Gaalkac...

Galkayo (KAAB TV) - Maamulka Puntland ayaa dib u soo celiyay Barkhad Cawil Xirsi oo ka mid ahaa afar ka tirsan Al-Shabaab oo horaa...

Maleeshiyaad hubeysan oo xalay aano Qabiil udilay labo Nin oo kamid ahaa dadka deegaanka e...

Galgaduud (KAAB TV) - Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay tuulo lagu magacaabo Baalal-dheer oo hoostagta deegaanka Cadakibir ee gobol...

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ku sugan dalka Turkiga oo dib u soo cusboone...

ANKARA (KAAB TV) -Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa  gaaray Turkiga ka hor wadahadallo heer sare ah oo ay la yeelana...

Dab xooggan oo ka kacay suuqa magaalada Jowhar kaas oo gubay goobo ganacsi oo farabadan

Jowhar (KAAB TV) - Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in goordhaw suuqa magaaladaa...

Feysal Cali Waraabe oo beesha caalamka ugu baaqay in ay xushmeeyaan heshiiska Somaliland i...

Hargeisa (KAAB TV) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee maamulka Somaliland UCID Faysal Cali Waraabe ayaa qoraal uu soo saaray ugu...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “madaxweyne Masjidku waa goob cibaado oo wanaaga leysku f...

Muqdisho (KAAB TV) - Hoggaamiyaha Xibsiga Wadajir ahna Xildhibaan katirsan golaha Shacabka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ...

Xasan Cali Kheyre oo madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqay in uu raaligalin ka bixyo gafka uu...

Muqdisho (KAAB TV) - Ra’isul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa si adag uga falceliyay hadal shalay ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News