HomeWararka

Wararka

Wararkii u dambeeyay dagaal beeleed ka dhacay Gobolka Galgaduud.

Galgaduud (KAAB TV) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xiisad dagaal oo ka taagan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, k...

Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo gacanta ku soo dhigay 10 ruux oo lagu tuhmayo dila...

Muqdisho (KAAB TV) - Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku soo dhigeen 10-ruux oo looga shakisa...

Madaxweyne Qoor Qoor oo xilka ka qaaday Wasiirka warfaafinta Galmudug + Sababta

Galmudug (KAAB TV) - Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa wareegto uu xalay soo saaray xilka uga qaaday Wasiir...

Madaxweynihii hore ee dalka Peru Alberto Fujimori oo geeriyooday muddo uu laxanuusanaa cud...

Peru (KAAB TV) - Madaxweynihii hore ee dalka Peru, Alberto Fujimori, oo caan ku noqday doorki uu ka ciyaaray horumarinta dhaqaalah...

Dagaal culus oo udhexeeyo labo maleeshiyo Beeleed oo ka socdo gobolka Mudug

Mudug (KAAB TV) - Dagaal xooggan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa saakay dib uga qarxay degaanka Buq oo wax yar u jira d...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo xoojiyay xiriirkooda difaaca.

Muqdisho (KAAB TV) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya  Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Safi...

PSF Puntland oo ku baaqay in laga fogaado garoonka diyaaradaha Boosaaso

Boosaaso (KAAB TV) - Ciidamada Amniga Puntland ee PSF ayaa maanta oo Arbaca ah digniin u diray shirkadaha diyaaradaha ee isticmaal...

Heshiis horudhac ah oo lagu soo afjaray colaad beeleed ka dhacday Galgaduud

GAALKACYO (KAAB TV) - Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qaaday tallaabo muhiim ah oo dhanka nabadda ah iyadoo heshiis horudhac ah oo...

Somaliland: Dhameystirka heshiiskii Itoobiya ayaan saxiixi doonaa dhowaan

HARGEYSA (KAAB TV) - Mas'uuliyiinta Somaliland ayaa maanta diblomaasiyiinta ku sugan Hargeysa la wadaagay, iyagoo ku dhawaaqay in ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News