HomeWararka

Wararka

Masar iyo Soomaaliya oo samayn doona dhoolatus ciidan oo muujinaya cudud.

Muqdisho (KAAB TV) -Masar iyo Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in dhoolatus milateri oo wadajir ah ay ku sameeyaan dalka ku yaalla...

Madaxweyne Putin oo booqasho aan lasii shaacin ku tagay dal xubin ka ah maxkamadda ICC

Mangoli (KAAB TV) - Madaxweynaha dalka Ruushka Vladamir Putin oo hore maxkamadda dembiyada caalamiag ee ICC u amartay in lasoo xir...

Diyaaradda Ethiopian Airlines oo sheegtay in ay joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay ...

Asmara (KAAB TV) - Ethiopian Airlines, ayaa joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Asmara dalka Eriteria, maanta oo ah, 3 Septe...

Ciidamada Masar Iyo Soomaaliya oo wada qorshe ah in ay dhoolatus Milateri Sameeyaan Waqtiy...

Qaahir (KAAB TV) - Dowladaha Masar iyo Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in dhoollatus milateri oo wadajir ah ay ku sameeyaan gudah...
00:08:58

Cirro oo ka hadlay xarigga Xildhibaan Maxamed Abiib, baaqna u jeediyay reer #Awdal

GEBILEY (KAAB TV) - Hoggaamiyaha xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa si kulul uga hadlay xarigga xilshibaan Maxamed Abiib, o...

Hay’adda Duulista Hawada Oo 48 saac u qabatay Diyaaradda Kenya Airways

Muqdisho (KAAB TV) - Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya (SCAA) ayaa soo saartay amar 48 saacadood ah oo ay Kenya Airways ku qaada...

Fahad Yaasiin oo xiriirka u jaray Farmaajo isagoo soo afjaray isbaheysi siyaasadeed oo mud...

Muqdisho (KAAB TV) - Fahad Yaasiin Xaaji Daahir Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Somaliya (NISA)...

Puntland oo qorsheynaysa in ay dib u celiso qaxootiga Itoobiyaanka ah, iyadoo laga cabsi q...

Garoowe (KAAB TV) Maamul goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay qorshe dib loogu celinayo qaxootiga Itoobiyaanka ah ee ku nool maga...

Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagu xiray magaalada Hargeysa xili uu safar kayimid

Hargeysa (KAAB TV) - Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland, ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News