HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku tagay Eritrea{sawirro}

ASMARA (KAAB TV) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, uu maanta duhurkii booqasho sh...

Ukraine oo sheegtay in 20 qof ay ku dhinteen isbitaalka carruurtana uu ku dhacay weerar g...

Ruushka (KAAB TV) - Ruushka ayaa tobanaan gantaal ku garaacay magaalooyin ku yaala dalka Ukraine Isniintii, weerarkaas oo ay ku dh...

Ururka Xizbullah oo weerar culus ku qaaday saldhiga Isra’iil ee Hermon

Hermon (KAAB TV) - Ururka Xisbullaah ayaa diyaaradaha aan duuliyaha laheyn iyo gantaalo culus ku weeraray saldhig weyn oo ay leeyi...

Dad ka firxaday colaadda Luuq oo gaaray degmada Doolow (Sawirro)

MUQDISHO (KAAB TV) - Maamulka degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa ku soo warramaya in in ka badan 700 oo qof oo dhowaan ka barakac...

Boliiska Somalia oo ka hadlay howlgalka bur burinta xafada Dabdamiska

Muqdisho (KAAB TV) - Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa saakay aroortii hore fuliyay howlgal ay ku burburinayeen guryaha kuyaalla...

Ciidanka Dowladda oo Barakac iyo Burbur ka Bilaabay Nawaaxiga Isgooyska Dabdamiska ee Degm...

Muqdisho (KAAB TV) -  Subaxnimadii hore ee saaka ayaa ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya waxa ay howlgalo xoogg...

Deganaan Kusoo Laabatay Degmada Luuq Kadib Dagaal Beeleed Xoogan

Luuq (KAAB TV) -  Xaalad deganaan ah ayaa ku soo laabatay degmada Luuq ee gobolka Gedo, kadib dagaallo culus oo muddo saddex maalm...

Ra’iisul Wasaaraha soomaaliya oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaad beel...

Muqdisho (KAAB TV) -  Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaadda dad bad...

Mas’uuliyiinta Muqdisho oo ka hadlay Amniga Caasimadda.

Muqdisho (KAAB TV) -   Kulanka oo ujeedadiisu ahayd sidii amniga caasimadda Muqdisho loo sugi lahaa, ayaa Taliyaha Ciidanka Boolis...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News