SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

SOOYAALKA: Shaah Ma Cabe oo lagu waayay weerarkii Cows Weyne

MUQDISHO (KAAB TV) - Mukhtaar Xasan Tifow oo ku caan ahaa Shaah Ma Cabbe, Waa 39 jir  dhashay Sanadkii 1984tii, Qoyskiisu waxa ay ...

Qabiil iyo qurunkiisa qurbo ugu imoow!

Oslo (KAAB ) Is qabyaaladeenta iyo qabiil isku foocida aad iyo aad bey ugu xoog badan yahey qurbaha. Waxaaana sabab uga dhigayaa i...

Yaa u hanjabay Xasan Sheekh?

MUQDISHO (KAAB TV) - Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la isku dayayo in la dilo ...

Somaliland oo ciidamo hor leh geysay Oog, kuna hanjabtay dagaal ka dhan SSC-Khaatumo

OOG (KAAB TV) - Maamulka Somaliland ayaa soo bandhigay ciidan hor leh oo ay ku daadgureeyeen jiidda degmada Oog ee gobolka Togdhee...

Golaha Wakiilada maamulka Puntland oo ansixiyay guddiyada doorashooyinka

Garoowe (KAAB TV) - Guddoomiyaha golaha wakiillada  maamulka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo ay wehliyaan guddoomiye ku-x...

Booliska Uganda oo gacan kudhigay Shan nin oo watay walxaha qarxa

KAMPALA (KAAB TV) - Booliska dalka Uganda ayaa sheegay inay xireen shan qof ka dib markii ay ka heleen agagaarka caasimadda Kampal...

WARBIXIN | Amniga Xasan Sheekh oo loo baqayo ka dib Maxaas maxaa xiga?

Maxaas  (KAAB ) Howlgalka wajiga labaad ee madaxwaynaha uu sheegay inuu horkacayo waxaa la saadaalinayaa inuu ku dhaw yahay fashil...

DEG-DEG : MD Xasan Sheekh oo ka badbaaday isku day DIL

Maxaas (KAAB) Wararka laga  helayo degmada Maxaas eee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas maanta uu ka dhacay qarax aad u xoo...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News