HomeWararka

Wararka

Maxay isku haayaan NISA iyo shirkadda Hormuud?

Muqdisho (kaab tv ) –  koox ka tirsan  NISA ayaa  Shalay weerartay xarunta shirkadda Hormuud ee aagga Taree Biyaano, magaalada Muq...

Wararkii ugu dambeeyay ee howlgallada ka socda gobolka Mudug.

DHUUSAMAREEB (kaab tv ) – Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday caasimadda ...

Faah-faahino: kasoo baxaya qaraxyo xalay ka dhacay Boosaaso.

BOOSAASO (kaab tv ) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay saq-dhexe magaalada Boosaaso laga maqlay jugta ...

Ciidamo ka gadoodsan dib u doorashada madaxweyne Deni oo haysta kantaroolka Garowe

Garowe (kaab tv ) – Ciidamo ka gadoodsan doorashadii madaxweynaha Puntland ayaa muddo dhowr maalmood ah gacanta ku haya kantaroolk...

Ciidanka Israaiil oo tan & 7dii Oktoobar 2023 Dilay in ka badan 10,400 oo Carruur ah.

GAZA (kaab tv ) –  Ciidamada Israaiil ayaa sii kordhiyay weerarrada ka dhanka ah goobaha Dadka rayidka ah ay degen yihiin kaddib m...

Taliyaasha Milatariga iyo Booliiska oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Taliska Ciidamada ATM...

Muqdisho (kaab tv ) –   Taliyaha Ciidanka xoogga dalka S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin iyo taliyaha ciidanka booliiska Soomaalieed...

Ciidamo careysan oo qabsaday kontaroolka waqooyi ee Gaalkacyo + Sababta

Gaalkacyo (kaab tv ) Wararka ka imaanaya Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay ku warramayaan in Ciidamo gadood...

Janaan oo lagu waayay shan maalin ka hor magaalada Nairobi ee KENYA.

Nairobi (KAAB ) Wali waxaa la la,yahay Wasiirkii hore Maamulka JL Cabdirashiid Cabdi Nuur "Janan" oo lagu waayay magaalada Nairobi...

Shil gaari oo ka dhacay degmada Shabeeley ee duleedka Magaalada Jigjiga.

Jigjiga (kaab tv)Wararka ka imaanaya Dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in galabta uu shil gaari oo khatartiisu badnayd uu k...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News