SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

HADAL-HAYN : Madaale miyuu shaqaallaha dhacayaa ?

Muqdisho ( KAAB ) Hadal si aad ah u dhibsadeen dadka badan oo ku nool magaaalada Muqdisho ayuu ka jeedayay Guddoomiyaha gobolka Ba...

Netanyahu oo amar kubixiyay in lamasaafuriyo muhaajiriinta Africanka ah

Tel Aviv (KAAB TV) - R/Wasaaraha Israeli Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in uu doonayo in muhaajiriinta u dhashay Eritrea ah ee ku...

HOWLGALKA : Baadida ninbaa kula deydeya- daalna kaa badan !!

Dhuusmareeb (KAAB )  Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu soo gurtay degmada Ceelbuur iyo deegaanada kale ee Galmudug ,halkaa...

Suxufiyiin ka howlgala Muqdisho oo ka dhiidhiyay afduubka BULBUL

Muqdisho (KAAB) Saxafiyiinta Muqdisho ka hawlgala ayaa maanta qabtay kulan ay ku dalbanayaan in xorriyaddiisa la siiyo Xoghayaha W...

Madaale oo shacaka Muqdisho ugu baaqay iney qeyb kanoqdaan dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho (KAAB TV) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Madaale ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda ugu baaqay in ay qeyb ...

MD Xasan oo Maxaas kula kulmaya Cali JAYTE & Sheekada howlgalada

Maxaas (KAAB) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa ku wajahan degmada Maxaas ee gobolka ee  gobolka Hiir...

Ma – la joogaa waqtigii la cayrin lahaa Wasiirka Gaashaandhigga.

Muqdisho (KAAB ) Shaki badan ayaa hareeyay , shaqada wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya  Cabduqaadir Maxa...

Qaar kamid ah Waddamada Bariga Africa oo bilaabay joojinta dharka Huudheyda

Taalibaan (KAAB TV) - Waddamada Bariga Afrika ayaa mar kale ka doodaya arrinta mamnuucidda dharka huudheyda ah, taas oo ay sabab u...

Xasan oo looga digay in uu la safro Wasiirka Gaashaandiga, Tuhunka ku gedaaman koox kale

DHUUSAMAREEB (KAAB TV) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu tago degmada Maxaas ee gobolka Hiiraa...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News