SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Midowga Africa oo ku dhawaaqay talaabo ka dhan ah Afgambiga Gabon

ADDIS ABABA (KAAB TV) - Midowga Afrika ayaa hakad galiyay xubinimada dalka Gabon hal maalin kadib markii saraakiisha militariga ay...

XOG: Qaraabada Xasan Sheekh oo la siiyay xil uu hayey Agaasime xabsi ku jira

MUQDISHO (KAAB TV) - Cabdullaahi Maxamed Cosoble oo ahaa Agaasimihi Waaxda Ajaanibta ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliy...

Qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday Milateriga dalka Pakistan

Pakistan (KAAB TV) - Qof ismiidaamiyay oo saarnaa mooto ayaa qarax la beegsaday kolonyo ciidamada ammaanka ah oo ku sugnaa waqooyi...

Kulankii Xasan iyo Siciid Deni oo gebi ahaan fashilmay

GAROOWE (KAAB TV) - Waxaa meesha ka baxday rajadii laga qabay inay magaalada Gaalkacyo ku kulmaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh...

Afgambiga Milateri ee Gabon oo magacaabay hoggaamiye kumeel gaar ah

Gabon (KAAB TV) - Dalka Gabon ayaa ku jira xaalad isbeddel ah kadib af-gambigii ka dhacay dalkaasi askarta xukunka sheegtay inay l...

Milateriga dalka Niger oo amray in dalka qasab looga bixiyo safiirka faransiiska

Niger (KAAB TV) - Milateriga talada afgambiga kula wareegay dalka Niger ayaa amar ku bixisay in Booliska dalkaasi ay qasab kaga sa...

Wararkii ugu dambeeyay Afar Qarax oo saacad gudeheeda kadhacay dalka Sweden

Sweden (KAAB TV) - Afar qarax ayaa saacad gudaheed kadhacay magaalooyin ku yaalla dalka Sweden, sida ay booliska sheegeen, ayada o...

BOOSAASO : Dil lagu fuliyay laba qof oo hore u dilay marxuumad Fardowso Warsame

Boosaaso (KAAB ) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa saakay dil toogasho ah lagula fuliyay laba nin oo lagu helay in ...

Dowladda Puntland oo iska kansashay Nidaamkii Furdooyinka dowladda Somalia

Garoowe (KAAB TV) - Wasaaradda maaliyadda dowladd goboleedka Puntland ayaa shaacisay in ay gabi ahaanba joojisay nidaamkii furdooy...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News