HomeWararka

Wararka

Maamulka Iskiis Ugu Dhawaaqday madax banaanida Ee Somaliland Oo U Dabaal Dagay Sanad Guur...

Hargeisa (KAAB TV) - Maamulka Somaliland ayaa maanta oo Sabti ah u dabaal degay sanad guuradii 33-aad ee ka soo wareegtay markii a...

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed oo howlgallo lagu baacs...

Baydhabo (KAAB TV) -  Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa ...

Mareykanka oo xaqiijiyay in gawaarida gargaarka degdega ah ay soo mareen marinka Qaza

GAZA (KAAB TV) - Shixnadihii ugu horreeyay ee gar-gaar bini’aadannimo ah ayaa soo gaaray Qaza, iyadoo la sii marinayo marin ku mee...

Dowladda Soomaaliya oo qaaday tallaabooyin cusub oo lagu hagaajinayo amniga muqdisho.

MUQDISHO (KAAB TV) -  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin lagu hagaajinayo amniga caasimadda Muqdisho, si loog...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay d...

Shabeellaha Hoose  (KAAB TV)  Ciidamada dowladda Federaalka gaar ahaan guutada 7-aad, ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo qor...

Dhageyso:-Cabsida laga qabo fatahaada wabiga Shabeelle oo soo korortay oo halis ku ah xaa...

Baledweyne (KAAB TV)- Cabsida laga qabo fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabeelle ee mara magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiira...

Howlgalka Midowga Afrika oo Soomaaliya ka saaray 439 Qaraxyo tan iyo 2017-kii.

MUQDISHO (KAAB TV) - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Jimcihii sheegay in tan iyo sanadkii 2017 ay ku guuleyste...

Labo Nin oo saxiibo ah oo Baaskiil uga soo safray dalka Faransiiska si ay usoo xajiyaan

Paris (KAAB TV) - Labo Nin oo saaxiibo ah oo ku nool dalka Faransiiska ayaa waxay go’aansadeen socdaal ay ku tegi doonaan dalka Sa...

Rag badan oo calooshooda laga soo saaray xirmooyin daroogo ah oo lagu qabtay dalka Iran

Iran (KAAB TV) - Warbaahinta dalka Iran ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka dalkaasi, gaar ahaan kuwa ilaalada xuduudaha ay qabtee...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News