SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Diyaarad kusoo dhacday garoonka Aadan-Cadde iyo khasaaro ka dhashay

Muqdisho (KAAB) - Diyaarad rakaab siday oo ay leedahay shirkadda diyaaradaha Halla a Airline ayaa duhur-nimadii maanta ku dhacday ...

Cali Guudlaawe oo arrimo badan kala hadlay Wafdi kasocday WFP

Beledweyne (KAAB) - Madaxweynaha  Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowladd goboleedka Hirshab...

Xamze oo baaq kasoo saaray Khilaafaadka ka jira Puntland, Gedo, Hiiraan iyo Laascaanood

Muqdisho (KAAB) - R/Wasaare Xamze Cabdi Barre, oo ka hadlay munaasabad loogu mahad celiyay guddigii ka shaqeynayay toddobaadka Xor...

Dagaal xooggan oo dhexmaray ciidanka Kenya iyo Al-Shabaab oo kadhacay Gaarisa

Gaarisa (KAAB) - Dagaal geystay khasaaro kala duwan oo duleedka Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari ku dhexmaray Ciidamo kat...

Muuse Biixi oo tababar usoo xidhay ku dhawaad 40,000 oo shaqaale

Hargeysa (KAAB TV) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi ayaa tababar usoo xiray ku dhawaad Afar kun oo shaqaalaha dawladda ah ...

Madaxweyne Xasan iyo R/W Xamze oo bilaabay olole iyo kala fur fur

Muqdisho (KAAB) - Waxaa maanta baaqday kulankii lagu waday in xildhibaannada golaha shacabka ku yeeshaan magaalada Muqdisho, kaddi...

Boqolaal Muhaajiriin ah oo lagu la la’ yahay Xeebaha dalka Senegal

Senegal (KAAB) - Hay’adda Samafalka Muhaajiriinta ee The Walking Borders waxay shalay Axadii sheegtay in la la’ yahay ugu yaraan 3...

Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka labada Aqal oo soo saaray Baaq ka kooban 5- qodob

Muqdisho (KAAB) - Xildhibaanno katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya kana soo jeeda deegaannada maamulka Punt...

Ciidamada dowladda oo dib uga soo baxay Xagar

Xagar (KAAB) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa shalay la wareegay magaalad...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News