HomeWararka

Wararka

Aaden Madoobe oo sheegay in Xildhibaannada fasax la’aanta iska maqan laga qaadi doon...

Muqdisho (KAAB TV) - Waxaa maanta kooram la’aan u baaqday kulan ay xildhibaannada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Sooma...

IGAD oo Hogaamiyaha Khaatumo kala hadashay Arrimaha Nabadda, Amniga iyo Xuduudaha.

Djibouti  (KAAB TV) –Urur goboleedka IGAD ayaa dhawaan wada hadalo la yeeshay hogaamiyaha Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali “Fir...

Madaxweynaha Jubbaland Madoobe oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee gaarka ah o...

Kismayo  (KAAB TV) – Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Madoobe ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay Taliyaha h...

Hoggaamiyaha Daacish Cabdulqaadir Muumin oo ka badbaaday duqeynta Mareykanka ee Soomaaliya...

MUQDISHO (KAAB TV) – Hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya Cabdulqaadir Muumin ayaa la xaqiijiyey inuu nool yahay, kaddib markii uu k...

Madaafiic lagu garaacay Gobolka Shabeellaha Hoose oo sababay dhimashada 10 ruux iyo dhaawa...

Shabeellaha Hoose (KAAB TV) -Dhowr madfac ayaa ku dhacay deegaanka Baalow ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana ka dhashay khasaar...

Xaalad cabsi ah ayaa lasoo daristay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u kala safra dalalka Ken...

Nairobi (KAAB TV) - Xaalad cabsi ah ayaa lasoo daristay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u kala safra dalalka Kenya iyo Uganda, kaddi...

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland oo saakey howlgalo kawada degaannada Xagar & ...

Jubbada Hoose (KAAB TV) - Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa maamulka Jubbaland  ayaa saaka oo Arbaco ah howlgal dib u xoreyn ah ka w...

Gadiid badan oo uu leeyahay maamulka Puntland oo qaarkood la dhacay qaar kalana lagu raad ...

Garoowe (KAAB TV) - Masuuliyiin kala duwan oo katirsanaa hay’adaha kala duwan ee  maamulka Puntland lagana qaaday xilalkii ay hore...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News