SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Boqolaal Muhaajiriin ah oo lagu la la’ yahay Xeebaha dalka Senegal

Senegal (KAAB) - Hay’adda Samafalka Muhaajiriinta ee The Walking Borders waxay shalay Axadii sheegtay in la la’ yahay ugu yaraan 3...

Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka labada Aqal oo soo saaray Baaq ka kooban 5- qodob

Muqdisho (KAAB) - Xildhibaanno katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya kana soo jeeda deegaannada maamulka Punt...

Ciidamada dowladda oo dib uga soo baxay Xagar

Xagar (KAAB) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa shalay la wareegay magaalad...

Dad isku qoys ah oo ku dhintay qarax ka dhacay Gobolka Hiiraan

Hiiraan (KAAB) - Inta la xaqiijiyay 7 Ruux oo Shacab ah oo la sheegay inay isku qoys ahaayeen ayaa ku geeriyootay qarax Miino oo k...

Saraakiil ciidan oo geed hoostiisa kula hadlay shacabka Xagar

Xagar (KAAB) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa maanta la wareegay magaalad...

Mas’uul ka goostay Maamulka Somaliland oo u galay Xooggaga SSC,

Laascaanood (KAAB) - Guddoomiyihii hore ee Somaaliland u qaabilsanaa gobolka Gebiley, ayaa muuqaal uu soo duubay ku sheegay inuu i...

Axmed Madoobe iyo Wasiiradiisa oo ka shiray Qabsashada Xagar iyo Arrimo kale

Kismaayo (KAAB) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadla...

Dhageysiga dacwadda wariye Bushaaro Baanday oo maanta ka bilaabatay Hargeysa

HARGEYSA (KAAB TV) - Maxkamadda Maroodi Jeex ee magaalada Hargeysa ayaa markale dib u dhigtay dhageysiga kiiska wariye Bushaaro Ca...

Ruushka oo sii daayey Maxaabiis ay ku jireen saraakiil ka tirsan ciidanka Ukraine

Moscow (KAAB) - Madaxweyne Zelensky ayaa sheegay in uu dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho uu ku tagay dalka Turkiga isagoo a...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News