HomeWararka

Wararka

Turkiga oo sheegay in uu joojisay ganacsigii kala dhexeeyay Israa’iil.

ANKARA (KAAB TV)- Turkiga ayaa joojiyay dhoofinta iyo soo dejinta I wax kala iibsiga ee la xiriira sraa'iil . Wasaaradda Ganacsig...

Xayiraadaha cusub ee fiisaha Midowga Yurub oo saameyn ku yeeshay dadka Itoobiya iyo bulsha...

London (KAAB TV)- Midowga Yurub oo sabab uga dhigay in Itoobiya aysan wada shaqayn ku lahayn dib u celinta muwaadiniinta sida shar...

Xamaas oo ugu dambeyn ogolaatay in xabad joojin kadhaqan gasho Gaza

Gaza (KAAB TV) - Xamaas ayaa muujisay surtagalnimada heshiis xabbad-joojin ah oo la gaaro xaalada kataagan magaalada Gaza, kaddib ...

Qaramada Midoobay oo ku dhiirigelinaysa saxafiyiinta Soomaaliyeed inay kordhiyaan warbixin...

MUQDISHO (KAAB TV)-   Qaramada Midoobay ayaa ku dhiiri galinaysa saxafiyiinta Soomaaliyeed in ay kordhiyaan warbixinada ku saabsan...
00:02:58

LONDON iyo Tel Aviv oo noqday magaalooyinka ugu qaalisan xagga nolosha

MUQDISHO (KAAB TV) - LONDON & Tel Aviv oo noqday magaalooyinka ugu qaalisan xagga nolosha, iyadoo sicir barar daran uu saameey...

M23 oo qabsatay magaalada Rubaya ee macdanta laga qodo

NAIROBI (KAAB TV)- Fallaagada M23 ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo ayaa la wareegtay gacan ku haynta Rubaya, oo ah...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay Safiirka Sweden

Baydhabo (KAAB TV)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyad...

Madaxweyne Ruto oo Gen Charles Kahariri u magacaabay taliyaha cusub ee ciidamada Kenya

NAIROBI (KAAB TV)-  Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa u dalacsiiyay Lt Gen Charles Muriu Kahariri oo loo magacaabay Taliyaha Ci...

Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga Garsoorka iyo heshiis cusub

MUQDISHO (KAAB TV)-  Shirkii todobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabd...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News