SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Wasiirka Difaaca iyo madaxda Maxkamadda Ciidamada oo baaris ka bilaabay Baraawe

Baraawe (Kaab TV) - Wasiirka Difaaca XFS, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee ciidamada qalabka sida Liibaan Cali Yarow, Guddoomiyaha ...

Cindy McCain oo beesha caalamka ka codsatay in Soomaaliya lagaarsiiyo deeq deg deg ah

New York (Kaab TV) - Madaxa Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP ayaa Khamiistii ugu baaqday beesha caalamka inay caawimaad u diraa...

Mukhtaar Roobow oo booqasho kutagay dalka Sacuudiga si uu usoo booqdo xujedya Soomaalida

Jiddah (Kaab TV) - Wasiirka Awqafta iyo Arrimaha Diinta XFS Sheekh Mukhtaar Roobow Cali iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa kormeer ku...

Dalxiisayaashii saarnaa markabkii la la’aa oo la shaaciyay inay geeriyoodeen

Washington (Kaab TV) - Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Maraykanka ayaa Khamiistii sheegay inay dhinteen dhammaan shantii qof ee saar...

Madaxweynaha Ukraine oo ka digay talaabo halis ah oo Ruushku qorsheynayo

Kiev (Kaab TV) - Madaxweynaha Ukraine ayaa sheegay in xogo sirdoon ah oo ay heleen basaasiinta dalkaas ay muujinayaan in Ruushka u...

DFS & Maamulka Koonfur Galbeed oo Wafdi xal raadin ah u diray degmada Baraawe

Baraawe (Kaab TV) - Waxaa Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose gaaray oo lagu soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayay Gudoo...

Jubbaland oo Gaadiidka dagaalka iyo Ciidamo geyneysa Gobolka Gedo iyo xiisad ka dhalatay

Kismaayo (Kaab TV) - Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Gaadiidka dagaalka ayaa la filayaa in dhaw...

Iran oo eedeymo culus u jeedisay 20 dal oo ay ku jiraan Sacuudiga & Imaaraadka

Iran (Kaab TV) - Sarkaal ka tirsan sirdoonka Iran ayaa sheegay in Mareykanka iyo Faransiiska ay ka mid yihiin 20 dal oo ku lug lah...

ATMIS oo War ka soo saartay weeraradii ka dhacay Baardheere & Bariire

Muqdisho (Kaab TV) - Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ATMIS ayaa cambaareeyay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen fari...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News