HomeWararka

Wararka

Doorashada oo ku dhawaaqday doorashada guud inay dhacayso dhammaadka sannadkan

HARGEYSA (KAAB TV) - Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in doorashada guud ay dhici doonto 13 November 2024. W...

Turkiga oo shaaciyay xilliga labilaabaayo qodista shidaalka Soomaaliya

Ankara (KAAB TV) - Wasiirka Tamarta iyo kheyraadka dabiiciga ee dalka Türkiye, Alparslan Bayraktar oo Jimcihii shalay wareysi khaa...

Muranka dhuleed dab damiska ee magaalada Muqdisho oo cirka isku sii shareeray iyadoo dowla...

MUQDISHO(KAAB TV)- Muran soo jiitamayay oo ka dhashay dhulka  Dab-damiska ee magaalada Muqdisho oo ay hadda degan yihiin dad rayid...

Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta Afrika oo soo saaray digniin adag.

MUQDISHO(KAAB TV)- Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta Afrika Akinwumi Adesina ayaa soo saaray digniin adag, isagoo carrabka ku adkee...

Fannaankii Soomaaliyeed ee Aargute oo ku geeriyooday Turkiga

ISTANBUL (KAAB TV) - Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo ku magac dheeraa Aargute, ayaa fiidnimadii Khamiista ku geeriyooday dalka Turki...

Maamulka Koonfur Galbeed oo ku guuleystay inuu Diinsoor ka saaro maleeshiyo beeleed

Baydhabo (KAAB TV)-Mas’uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed ayaa socdaal ku tagay degmada Diinsoor ee gobolka Baa...

CPJ: Mas’uuliyiinta Soomaaliya waa in ay joojiyaan dhammaan dambi-baarista ka dhanka ah SJ...

MUQDISHO (KAAB TV) - Mas’uuliyiinta Soomaaliya waa in ay joojiyaan dhammaan dambi-baarista ka dhanka ah Ururka Suxufiyiinta Soomaa...

Nestlé oo sonkor ku dartay caanaha dhallaanka ee lagu iibiyo wadamada faqiirka ah

Rio de Janeiro (KAAB TV) - Nestlé, oo ah shirkadda ugu weyn adduunka ee badeecadaha macaamiisha ah, ayaa sonkorta iyo malab ku kor...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News