HomeWararka

Wararka

Ciidamada Dowladda & AS oo ku dagaalamay Koofurta Gobolka Mudug.

Mudug (KAAB TV ) – Ciidamada Dowladda Federaalka oo garab ka helaya Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Galmudug & Dadka deegaanka ...

AS oo dil iyo afduub ka geystay inta u dhaxeysa Jowhar iyo Balcad.

Balcad (KAAB TV ) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar jid-gal oo kooxda Al-Shabaab ay maanta ka geysatay inta u dha...

Ciidanka Hindiya oo soo badbaadiyay Markab ay afduubteen Burcad-badeed Soomaali ah.

Muqdisho (KAAB TV ) – Ciidamada badda Hindiya ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen 19-shaqaale ah oo la socday markab kalluumeysi oo...

Ciidanka Israaiil oo Duqayn ka gaystay meel u dhow Xadka Masar

Gaza (KAAB TV ) –  Ciidamada Yuhuudda ee Beegsanaya Dadka Falastiiniyiinta ah ayaa kordhiyay weerarrada cirka ah oo ay ka gaysanay...

Nin xaaskiisa ku gowracay Qoryooley, kadibna jarjaray.

Qoryooley  (KAAB TV ) –  Wararka ka imaanaya degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in galinkii dambe ee Sh...

Agaasinka Waaxda Caafimaadka ee Dowladda Hoose ee Xamar ayaa yeeshay kulan kooda billaha a...

Muqdisho (KAAB TV) - Agaasinka Waaxda Caafimaadka ee Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta yeeshay kulan kooda billaha ahaa. Kula...

Dowladda oo u taag la’ dagaalada dhaxmara ciidanka Soomaaliya.

Muqdisho (KAAB ) Waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa marar badan ka dhacay iska hor imaadyo u dhaxeeya ciidanka Dowladda ...

Koox kufsi & dhac ka gaystay Garoowe oo gacanta lagu dhigay.

Garoowe (KAAB) Ciidanka amniga magaalada Garoowe ee Puntland howlgal ay  sameeyeen ayay sheegeen saraakiishu inay ku guulaysteen i...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News