HomeWararka

Wararka

Puntland oo dalbatay in lagusoo wareejiyo burcad badeedda lagu qabtay markabka MV Ruen.

Puntland (KAAB TV)- Maamul goboleedka Puntland ayaa dalbaday in lagusoo wareejiyo burcad badeeddii ay gacanta ku dhigeen ciidamada...

Imaaraatka Carabta oo dhisaya ciidamo calooshood u shaqeystayaal ah.

MUQDISHO (KAAB TV) -  Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa lagu soo waramayaa inay dhisayaan ciidamo cusub oo militari ah oo u eg ciidama...

Maxaa ka jira in mid kamid ah shaqaalaha baarlamaanka uu qeyb ka ahaa weerarkii hotel SYL?...

MUQDISHO (KAAB TV) -  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa beeniyay in mid ka mid ah howlwadeenada baarlamaanku uu ku lug lahaa weerarkii ...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safray Ereteriya & Xogta safarkiisa.

MUQDISHO (KAAB TV) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa duhur...

XOG & XAQIIQ : Yaa ka masuul ah in ciidamadu faarujiyaan furnaha dagaalka ?

Muqdisho (KAAB )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya  ciidamadii ugu badnayd oo mar qura  ka soo baxa  farumaha dagaalka ee maamu...

Cunug yar oo lagu riday Musqul iyo ciidamo si deg deg ah usoo bad baadiyay (Sawirro)

Burco (KAAB TV) - Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxaa xalay ka dhacay dhacdo dad badan aad uga argagaxeen, kaddib ma...

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ka socda deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose...

jubbada Hoose  (KAAB TV) - Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa  maamulka Jubbaland oo is kaashanaya ayaa howgalo ka dhan ah koox...

Masuuliyiin ku dhaawacmay weerarkii SYL oo loo qaaday dalka dibadiisa

Muqdisho (KAAB TV)- Dowladda Soomaaliya ayaa u qaaday dalka dibadiisa qaar ka mid ah dhaawacyadii ku waxyeeloobay weerar kooxda Al...

Burcadbadeed lagu maxkamadaynayo Hindi & Markab la soo furtay.

Delhi (KAAB) –Ciidanka Badda Hindiya ayaa sheegay in howlgal ay kasameeyeen xeebaha Puntland kusoo furteen markab lagu macagaabo M...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News