SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Diyaaraha Maraykanka oo duqeeyay goob la sheegay in ay joogeen Madaxda Daacish

Diyaaradaha duulliye la’aanta Maraykanka ee Drones-ka ayaa duqeyn xooggan ka fuliyay godad u dhow Togga Jaceylka Buuraha Calmiskaa...

DFS oo faahfaahin ka bixisay howlgallo ka dhacay Shabeelaha Dhexe

JOWHAR (KAAB TV) -Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay how...

Maxaa laga filan karaa kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka soomaaliya oo maanta furmaya?

MUQDISHO (KAAB TV) -Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo fasax laba billood ah ku jiray ayaa la filayaa in uu maanta u furmo ...

Booliiska Soomaaliya oo $10,000 ku bixinaya ciddii keenta xog la xiriirta gacan ku dhiigla...

MUQDISHO (KAAB TV) -Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa habeenkii Jimcaha soo bandhigay Sawirada iyo Magacyada labo Eedeysane oo ...

DRC: Mareykanka oo cunaqabatayn saaray wasiir Rwanda iyo hogaamiye jabhad

NAIROBI (Kaab TV) - Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay Wasiirka Xiriirka Goboleedka ee Rwanda, James Kab...

Al-Shabaab oo sheegay inay gaadiid dagaal ku qabsadeen weeraradii Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO (Kaab TV) – Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa waaberigii hore ee Khamiista weerarro isku dubaridan ku qaaday shan degmo oo k...

Imaaraadku oo balaariyey xiriirka milatari ee Somaliland

HARGEYSA  (KAAB TV) -  Imaaraatka Carabta iyo Somaliland ayaa sii xoojinaya iskaashiga dhanka ciidamada iyo amniga, iyadoo dowladd...

Odayaasha Mandheera oo mamnuucay qaadka

NAIROBI (KAAB TV) -Odayaasha beesha ee magaalada Sala, oo ka tirsan degmada Mandheera, ee gobolka waqooyi bari Kenya, ayaa soo saa...

Al-shabaab oo la wareegtay Ceelbaraf

Shabeellaha Dhexe (KAAB TV) –Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay la wareegtay...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News