HomeWararka

Wararka

Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Shir Caalami ah oo Belgrade Lagu Qabtaya

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade ee dalka Serbia kaga qeybgalay kulan heer sare ah oo lagu xusayay 65-guurada shirkii...

Somaliland oo dadaal cusub ugu jirta aqoonsi caalami ah

Somaliland ayaa waddo cusub oo diblomaasiyadeed u qaaday dadaalkeeda muddada dheer ee ay ku dooneyso aqoonsi caalami ah, iyadoo Ma...

Macawiisleyda oo la wareegtay goobaha doorashada ee Beledweyne

Xaalad cusub oo la xiriirta doorashada qof iyo codka ah ee lagu muransanyahay ayaa ka taagan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiira...

Africa Intelligence oo sheegtay in Al-Shabaab lagu dhex daray hay’adaha dowladda Soomaaliy...

Warbixin cusub oo ay maanta daabacday Africa Intelligence ayaa walaac cusub ka abuurtay xaaladda amniga iyo hay’adaha dowladda Soo...

Burburinta guryaha Muqdisho Yaa qaadaya mas’uuliyadda sharci iyo siyaasadeed?

Magaalada Muqdisho waxaa muddooyinkii dambe soo badanayay burburinta guryo iyo dhul ay degganaayeen qoysas muddo dheer ku noolaa, ...

Aadan Madoobe oo lagu eedeeyay beegsi ka dhan ah reerka Laftagareen

Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Koonfur Galbeed ayaa sii xoogeysaneysa, iyadoo Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Sheekh Aada...

Puntland iyo Jubaland oo diiday heshiiska doorashada7-da bilood

Wararka ku saabsan heshiis la sheegay inuu dhex maray Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah madaxda mucaaradka Soomaaliya ayaa ...

Doorashada Hirshabeelle oo wajahaysa caqabado sharci

Go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku burisay natiijooyinkii doorashadii Galmudug ayaa dhal...

Xiriirka Xuutiyiinta iyo Al-Shabaab oo walaac dhaliyay

Warbixinno cusub oo caalami ah ayaa iftiimiyay xiriir sii xoogeysanaya oo la sheegay inuu dhex marayo kooxda Xuutiyiinta ee ka tal...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News