HomeWararka

Wararka

Puntland oo ciidamo la dagaalama kooxaha burcad badeedda geysay xeebaha

Puntland  (kaab tv ) –  Maamulka Puntland ayaa ciidamo geeeyay magaalooyinka kuyaala dhulka xeebaha,  si ay uga hortagaan kooxaha ...

Ukraine oo sheegtay in ay soo ridday Diyaarad kuwa waxbasaasa ah oo Russia leedahay.

War kasoo baxay Militariga Ukraine ayaa lagu sheegay in ay soo rideen diyaarad nooca wax-basaaso ah oo ay leeyihiin dhiggooda Ruus...

DEG DEG: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xarunta Gobalka Banaadir

Muqdisho (kaab tv ) –  Qarax jugtiisa si weyn looga maqlay qaybo badan oo magaalada ah ayaa goordhaweyd ka dhacay Muqdisho, waxaan...

Mooshin culus oo la xiriira xiisadda NISA iyo Hormuud oo la geynayo BF.

Muqdisho (kaab tv ) – Xiisadda xooggan ee ka dhex aloosan Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA iyo Shirkadda Isgaar...

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubaland oo Nairobi kulan kula yeeshay Safiirka dowlada Swe...

Nairobi  (kaab tv) – Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa magaalada Nairobi kulan ku...

Itoobiya oo sheegtay in dowladaha gobolku ay ka warqabeen heshiiska ay Somaliland la gasha...

Itoobiya (kaab tv) –   Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in dowladaha gobolku gaar ahaan kuwa Bariga Afrika ay ka warqabeen isfahamka...

Farmaajo”Dowladda waxaa waajib ka saaran yahay ilaalinta amniga maalgashadayaasha...

Doxa (KAAB TV) - Madaxweynihii hore ee dowladda Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay xanibaada iyo Hanjab...

Ururka Jaamacadda Carabta ayaa kudhawaaqay shir deg deg ah oo looga hadlaayo Xalada Somali...

Jiddah (KAAB TV) - Xiisadaha siyaasadeed ee Itoobiya iyo Somalia ayaa meeshii ugu xumeed gaartay kadib markii uu R/Wasaaraha dalka...

Dowladda Jabuuti oo ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya

Jabuuti  (kaab tv) – Dowladda Jabuuti oo ka mid ah dalalka ciidamada nabad ilaalinta ay ka joogaan Soomaaliya ayaa ciidan cusub oo...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News