HomeWararka

Wararka

NISA oo qabatay Shabaab-kii ugu badna oo Hiiraan ka tallaabayay

Beledweyne (KAAB TV) - Ciidamada hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ayaa maanta howl-gal culus ka sameeyay magaal...

XUKUUMADDA Xamse: Seddax wasaaradood oo muhiim ah malaha Wasiiro

Muqdisho (KAAB TV) - Xukuumadda uu hoggaamiye Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi  Barre waxaa ka baxay seddax wasiir kuwaas oo ilaa iyo h...

Cali Guudlaawe oo Xulka Hir-Shabeelle metalaya ugu baaqay in ay koobka ku guulaystaan

Muqdisho (KAAB TV) - Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo kulan dhiirragelin ah la qaatay Cayaart...

Xil ka qaadis lagu sameeyay Guddoomiye Xil. Cabdisamad Macalin iyo sababta keentay

Muqdisho (KAAB tv ) Xubnaha guddiga xeerhoosaadka, anshaxa, xasaanadda iyo daryeelka ee Golaha Shacabka BJFS oo kulankoodii labaad...

Dowladda Jabuuti oo ka hadashay damaca Itoobiya ee ku aadan dhulka Soomaaliyeed

Jabuuti (kaab tv)  Dowladda Jabuuti ayaa ka hadashay khilaafka culus ee ka dhex taagan Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay heshi...

Booliiska Itoobiya oo raadinaya nin dilay Sheekh soo barbaariyay

Addis Ababa (kaab tv) Booliiska Itoobiya ayaa Magaalada Addis Ababa ka baadigoobaya Nin lagu magacaabo Maxamed Shakuur Ababaaw oo ...

Cabdimaalik Muuse coldoon oo manta xabsiga la dhigay

Burco (kaab tv)Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ah saxafi iyo sheekh, ayay Booliiska Somaliland ee magaalada Burco markale maanta xabs...
00:03:36

DIB u doorashada madaxweyne Deni, maxay uga dhigan tahay Xasan Sheekh?

GAROWE (KAAB TV) - Doorashadii maanta oo Isniin ah ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa ahayd mid si weyn loogu l...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News