HomeWararka

Wararka

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo jirdil iyo xarig la isugu daray

Muqdisho (KAAB TV) - Ciidamo isugu jira Boolis iyo kuwa Minishiibiyo ee Maamulka Gobalka Banaadir ayaa weerar ku qaaday Suuqa Baka...

Kumuu ahaa Jeneral Maxamuud Geelle ?

Muqdisho (KAAB )  -Magaalada Muqdisho Waxaa maanta ku geeriyooday Allaha u raxmadee Gudoomiyihii hore ee Maxkamadii Badbaadada dal...

Xildhibaanada golaha Shacabka oo maanta ansixiyay Saddex Hindise-sharciyeed

Muqdisho (KAAB TV) -  Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise-sharciyeedka hay’adda xisaabiye...

Ciidanka dowladda iyo maleeshiyo deegaanka oo gacanta kusoo dhigay Sargaalka AS

DHUUSAMAREEB (KAAB TV) - Ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ayaa howlgalo ey kasameeyen deegaano dhaca gobolka Galgaduud k...

Diyaarada kenyan Airways oo dulimaad toos ah kabilowday Muqdisho labo sano kadib

Muqdisho (KAAB TV) - Shirkada diyaaradaha ee Kenyan Airways ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday duulimaad toos labo sano kadib, wa...

Wasiirka arrimaha dibadda K.Afrika ‘’Waxaa ii hanjaba sirdoonka Israa’iil’.

Capetown (KAAB) Wasiirka arrimaha dibadda ee Koonfur Afrika Naledi Pandor ayaa sheegtay sirdoonka Israa’iil ay kala kumayso cabsi ...

Dowladda oo weerari karta waqti kasta dadka deggan Saybiyaano, Muqdisho

Muqdisho (KAAB TV) - Dowladda  Soomaaliya ayaa qorshaysanaysa weerar ay ku qaadeen xaafadaha Saybiyaano halkaa soo ay degan yihiin...

Puntland oo xukunno kala duwan ku riday rag iyo dumar loo haysto gudbinta qaraxyo

Boosaaso (KAAB TV) -  Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ee fadhigeedu yahay magaalada Boosaaso ayaa midkiiba 10 sano o...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News