SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

00:09:10

Madasha #Gobsor iyo dhalinyarada magaalada mogadisho oo taageerad iyo garab istaag weyn u ...

Muqdisho (KAAB TV) - Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay buug lamagac baxay xanuunka qalbiga kaas oo ay qalinka uqaa...

Dowladda Imaaraadka oo taageertay qorsha Trump ee lagu barakicinaayo dadka reer Gaza

Washington (KAAB TV) - Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Mareykanka, Yousef Al Otaiba ayaa taageerray qorshaha Trump ee baraki...

In kabadan 20 qofood ayaa ku dhawaacantay shil gaari oo ka dhacay dalka Jarmalka

Munich (KAAB TV) - In kabadan 20 qof ayaa ku dhaawacantay oo qaarkood dhaawacoodu culus yahay, kaddib markii nin gaari xowli ku wa...

Boosaaso oo aas wadaradeed loogu samayeey sarkaal iyo askari ku dhintay dagaalka Daacish

Bosaaso (KAAB TV) - Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, aas ballaaran loogu sameeyay sargaal katirsanaa ciidamada di...

Trump oo soo afjaraayo dagaalka mudda dheero socdo ee Ukraine iyo Ruushka

Washington (KAAB TV) - Madaxweyne Trump ayaa Arbacadi sheegay, in uu si kala gooni gooni ah uu Arbacadi shalay khadka telefoonka k...

Dowladda Azerbajan oo sheegtay in ay Soomaaliya ka iibin karto hub casri ah

Muqdisho (KAAB TV) -Madaxweynaha Azerbaijan, Ilham Aliyev oo shir jaraa’id ay wada qabteen dhigiisa Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxam...

Itoobiya oo loo doortay xubin ka tirsan Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika

Addis Ababa (KAAB TV) -Itoobiya ayaa Arbacadii loo doortay xubin ka tirsan Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AUPSC) i...

Duqeymo xalay ka dhacay buuraha Caalmiskaad ee gobolka Bari

GARAWE (KAAB TV) -Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo xooggan oo xalay ka dhacay deegaanka Shebaab oo ka tirsan Buuraha C...
00:21:57

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News