Cali Guudlaawe ayaa saxiixay shan hindise sharciyeedyo oo muhiim ah

|

Jowhar (KAAB TV) – Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa saxiixay shan hindise sharciiyeedyo.

Sidoo kale, madaxweyne Guudlaawe ayaa xeer kusoo saaray dhaqan-galka ansixinta degmooyin dhowr ah.

Hindise sharciyeedyada uu saxiixay Cali Guudlaawe ayaa kala, Hindise Sharciyeedka Wado Marista, Hindise Sharciyeedka Xakameynta Hubka fudud, Hindise Sharciyeedka Diiwaan gelinta Hay’adaha aan dowliga ahayn, Miisaaniyad sanadeedka Dowladda Hirshabelle ee 2024-ka.

Dhanka kale degmooyinka xeerka lagu soo saaray ayaa iyagana waxey kala yihiin.

-Gamboole
-Farlibaax
-Cali Gaduud
-Moqokori
-Raage ceelle
-Buq-aqable
-Xawaadley
-Buurweyn

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News