SO | EN

SO | EN

Dulmane Maxamed: 19 jir dembi been ah xabsi iyo jirdil daran ku wajahay Muqdisho

|

MUQDISHO (KAAB TV) – Maxamed Cumar Cabdullaahi oo 19 jir ah ayaa muddo 3 sano ku jira xabsi sharci darro ah, oo markii hoire ku bilawday tuhun telefoon lumay oo markii danbe la heley. Waxaa lagu sameeyay jirdil aad u daran oo jirkiisa dhan badalay.

Hase yeeshee, qoyska ayaa sheegaya in awood qabiil darteed wilkooda loo sameeyay dembi kale.
 
Waa tan sheekada dulmane Maxamed Cumar Cabdullaahi.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News