SO | EN

SO | EN

Hal Abuurka SSC-Khaatumo oo ka hadlay bixinta canshuurta

|

LAASCAANOOD (KAAB TV) – Hal abuurka deegaanada SSC-Khaatumo ayaa ku baaqay in dadweynaha ay bixiyaan canshuurta.

Waxay ka hadleen in inkastoo hub iyo tikniko aad u fara badan ay heleen reer SSC-Khaatumo, haddana ay tahay in isha dhaqaale ee kaliya ay tahay canshuurta oo la bixiyo.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News