Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Odayaal heshiis lasoo galay Alshabaab oo lagu xiray Beledweyne

|

Muqdisho (Kaab TV) Odayaal kasoo jeeda gobolka Hiiraan oo la sheegay in dhawaan ay heshiis lasoo galeen kooxda Alshabaab ayaa lagu xiray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 5-aad qeybta 27-aad ayaa magaalada Beledweyne shalay galinkii dambe ku xiray odayaashan oo tiradooda lagu sheegay lix ruux.

Ciidamada ayaa odayaashan kusoo qabtay howl-gal qorsheysan oo ay ka sameyeen tuullooyin hoostaga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan.

Odayaashan ayaa dhawaan tagay deegaano ku yaala galbeedka Beledweyne oo ay Alshabaab ka taliyaan, kuwaasi oo kooxda lasoo galay heshiisyo ku aadan in ciidamada beeshooda ay ka saarayan dagaalada ka dhanka ah Alshabaab.

Illaa hadda lama oga in odayaashan lasoo xiray lagu maxkamadeyn doono magaalada Baledweyne iyo in loo qaadayo magaalada Muqdisho, sida kal hore dhacday.

Odayaashan ayaa jabiyay amarkii dowladda federaalka Soomaaliya ee ahaa in aan lala macaamili karin kooxda Al-Shabaab oo ay dowladda iyo maamulada kula jiraan dagaal ka dhan ah.

Maalmo ka hor unbay ahayd markii maxkamadda ciidamada qalabka sida ay xukun xabsi oo shan sano ah ay ku riday odayaal Shabaab heshiis kula soo galay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Maamulka HirShabelle ayaa 20-kii bishaan digniin culus kasoo saaray u hogaansanaanta awaamiirta Al-Shabaab, wuxuuna sheegay in cidkasta oo u hogaansanta in ay ku xukun yihiin Shabaab, xilli uu dalka ka socdo dagaal ka dhan ah kooxda.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda amniga ayaa lagu sheegay in go’aankan uu qeyb ka yahay awaamiir dowladda Soomaaliya ay soo saartay, kuwaas oo lagula dagaalamayo kooxda Alshabaab iyo cid kasta oo gacan saar la’leh.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News