SO | EN

SO | EN

Maxaa laga filan karaa go’aanka Maxkamada Gobolka Banaadir Saacadaha soo socdo?

|

MUQDISHO (KAAB TV) – Maxkamadda G/Banaadir ayaa Go’aanka ka gaari doonto kiiska Luul Cabdicasiis ee uu Eedeysane ka yahay Sayid Cali oo ku eedeysan in uu nolosha ku gubay xaaskiisa oo uur laheyd.

12- Duhurnimo ayey maxkamaddu go’aanka lu dhawaaqi doontaa! Waxaana ku dhawaaqista go’aanka Maxkamadda wada sugaya shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Qoyska Marxuumada.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News