KISMAAYO (KAAB TV) – Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu qabtay Xasan Ibraahim oo ka mid ahaa saddex nin oo Janaayo 2023 gaari Hardtop ah kala goostay wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jubbaland, kuwaas oo u gacan galiyay, Al-Shabaab balse dabagal dheer kadib Booliska Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay Xasan.
Copyright © 2024 Kaab TV – All Rights Reserved.