SO | EN

SO | EN

Wasiirka Gaashaandhigga oo laga dalbaday in jawaab kasoo bixiyo Musuqmaasuq dhacay{AKHRISO}

|

MOGADISHU (KAAB TV) – Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa warqad u diray Wasiirka Wasaaradda Gaashaanshiga Soomaaliya, waxa ayna kaga dalbanayeen warqada in uu soo caddeeyo sida uu u dhacay musuqmaasuq lagu sameeyay garaamka ciidamo katirsan xoogga dalka.

Guddiga difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaana wasiirka Gaashaandhigga ka dalbaday in uu usoo caddeeyo sida uu ku dhacay musuqa, saraakiisha masuulka ka ah ee kiiskan loo xiran ama shaqada looga eryay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News