SO | EN

SO | EN

Tirada dadka sanadkan Visaha kugalay dalka Mareykanka oo la shaaciyay iyo Somalidii ugu badneyd oogashay Mareykanka

|

New York (KAAB TV) – Dowladda Mareykanka ayaa sannadkii tagay boqolaal kun oo qof u oggolaatay in dalkeeda sifo sharci ah ama viiso ku galaan, waxaana dadkaasi ku jira dad badan oo Soomaaliyeed iyo kuwa kale oo Carab ah.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka ayaa soo saartay warbixin sanadeedka ay ku shaaciso tirada guud ee viisooyinka ama dal-kugalka ee la bixiyay sannadkii hore ee 2023, viisooyinkaasi oo dad badan ku galeen Mareykanka.

Sidoo kale, warbaahinta dalka Mareykanka oo soo xignaya warbixinta wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in tirada guud ee viisooyinka la bixiyay sannadkii hore ay gaarayaan 562,000 oo Fiiso ah.

Dhanka kale, dadka Soomaaliyeed ee sannadkii hore dalka Mareykanka ku galay viisaha ayaa gaaraya 837 qof, dadkan Soomaaliyeed ayaana ka tagay meelo kala duwan, iyagoona qaabab kala gedisan ku helay viisooyinka.

1- Masar🇪🇬5,944 Fiiso,
2- Urdun🇯🇴5,447 Fiiso,
3- Yemen🇾🇪5,323 Fiiso,
4- Morocco🇲🇦4,729 Fiiso,
5- Algeria🇩🇿4,657 Fiiso,
6- Sudan🇸🇩2,878 Fiiso
7- Iraq🇮🇶2,272 Fiiso
8- Syria🇸🇾2,100 Fiiso,
9- Lebanon🇱🇧1,793 Fiiso
10- Saudi🇸🇦1,094 Fiiso,
11- Somalia🇸🇴837 Fiiso,
12- UAE.🇦🇪716 Fiiso,
13- Libya🇱🇾558 Fiiso,
14- Kuwait🇰🇼541 Fiiso,
15- Qatar🇶🇦365 Fiiso,
16- Tunisia🇹🇳306 Fiiso,
17- Mauritania🇲🇷169 Fiiso,
18- Djibouti.🇩🇯69 Fiiso,
19- Bahrain🇧🇭53 Fiiso,
20- Oman🇴🇲47 Fiiso,
21- Comoros

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News