Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Talyaaniga ayaa waxa lagu wadaa in uu kula kulmo madaxda hay’adda qaramada midoobay ee cuntada iyo Beeraha ee FAO.
Kulanka ayaa looga hadli donna dhibaatooyinka ka dhashay abaaraha Soomaaliya ku dhuftay iyo sidii kaalmo dheeraad ah loo gaarsiin lahaa Soomaaliya si ay abaaraha uga soo kabato.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tan iyo markii uu gaaray dalka Talyaaniga Waxa kulamo uu la qaatay madaxda dalka Talyaaaniga iyo Jaaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaas