Ajendaha kala fadhiga 54aad ee golaha Wakiilada Puntland oo lashaaciyay

|

Garoowe (KAAB TV) – Golaha Wakiilada maamul goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Axad ah shaaciyay ajandaha rasmiga ah ee kal-fadhigooda 54 aad oo furmay 15 bishaan June.

Ajandaha rasmiga ee kal-fadhiga 54aad oo ka kooban 11 qodob ayaa waxa ku jira qodob ku saabsan ka doodista arrimaha Khilaafka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland.

Ajandaha waxa sidoo kale ku jira qodoba kale oo muhiim ah uuna ku jiro ka doodista qulqulka muhaajiriinta soo gala Puntland, kuwaas oo inta badan ka yimaada dalka Itoobiya.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News