Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Heshiiskii nabadda Galmudug oo burburay kadib arrin maanta dhacday

|

Dhuusamareeb (Kaab TV) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya inuu burburay heshiiskii nabadeynta ee ay horay dolwlad goboleedka Galmudug u kala dhex-dhigtay beelaha ku dagaalamaya gobolkaasi.

Fashilka ayaa yimid, kadib markii ay maanta dilal qorsheysan siyaabo kala duwan uga dhaceen qaybo ka mid ah gobolkaas, taas oo horseedaysa xiisad horleh.

Weerarka koowaad oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay deegaanka yoocaale  oo u dhexeeya degmooyinka Balanballe iyo Xeraale, halkaas oo lagu dilay nin xoolo dhaqato ahaa, halka lagu dhaawacay mid kale.

Ninka dhaawaca oo ay xaaladdiisu liidato ayaa waxaa lagu soo warramayaa in la geeyay isbitaalla degmada Balanballe, si loola tacaalo xaaladdiisa caafimaad.

Ilo dadka deegaanka ah ayaa Caasimada Online u sheegay in falkaasi ay geysteen maleeshiyaad hubeysan oo u abaabulan hab beeleed, kadibna ay baxsadeen.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in dhacdadan ay salka ku heyso dilal la xiriira aaanooyin qabiil oo ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

Dhanka kale rag hubeysan ayaa isla maanta gudaha degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galhaduud ku dilay wiil dhalinyaro ahaa, kaas oo lagu magacaabi jiray Cawil dhagruur, wuxuuna kamid ah dadka deegaanka.

Taliska Booliska ee degmada  Caabudwaaq oo ka hadlay dilkaas ayaa shaaca ka qaaday in ay dad usoo qab qabteen falkaasi, kadib howlgallo ay sameeyeen.

Illaa iyo hadda ma jiiro wax hadalah oo kasoo baxay madaxda sare ee maamul goboleedka Galmudug oo ku aadan dilalkaasi.

Maalmo kahor ayey aheyd markiii ay dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee  Galmudug soo bandhigtay heshiis la kala dhex-dhigay beelahaan, si loo joojiyo colaadda ka taagan deegaanadeeda, waxaase muuqata in weli sii sii socdaan weerarada abaabulan iyo dilalka.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News